New Agent mode

Baahin Fursado Shaqo ( 13 Fursado Caafimaad)

Apply Before
Feb 22, 2026
Place of work
Berbera
Employment type
Full Time
Experiance required (years)
Degree

Requirnment

Jamhuuriyadda SomalilandDawladda Hoose ee Degmada BerberaRepublic of Somaliland / Municipality of BerberaXafiiska Maamulka Shaqaalaha D/hoose ee D/BerberaREF:XMDH/DB/XSH/426/2026Taariikh:Sabti, February 7, 2026Ku:Cidii DanaynaysaUjeeddo:Baahin Fursado ShaqoDawladda hoose ee degmada Berbera waxay baahinaysaa13 fursadood oo shaqooo kala ah:5 Umuliso (Midwife)7 Kalkaaliso (Nursing)1 Nafaqayn (Nutrition)Shaqooyinkan waxa laga hawlgelin doonaaxarumaha hooyada iyo dhallaanka Dirimara MCH.Sidaa darteed, cidii danaynaysa oo ka faa’iidaysanaysa fursadahan shaqo kana mid noqon karta saddexdan tobanle boos, waxa lagu wargelinayaa inay kusoo hagaajiyaanCV-yadooda, shahaadooyinkooda iyo dhammaan shuruudaha looga baahan yahayxafiiska shaqaalaha Dawladda Hoose ee Degmada Berbera.Umuliso (Midwife)Xarunta: Dirimara MCHTirada: 5Kalkaaliso (Nursing)Xarunta: Dirimara MCHTirada: 7Nafaqayn (Nutrition)Xarunta: Dirimara MCHTirada: 1
More...

How to apply

Contact Information

Posted: Feb 08, 2026

An error has occurred. This application may no longer respond until reloaded. Reload 🗙